War Deg Deg Ah: Taliyihii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somalia oo xilka laga qaaday 

Warar goordhaw kusoo dhacay warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyihii Ururka 60aad ee ciidanka Ilaalada Madaxtooyada G/sare Axmed Maxamed Cali (Afcadeey). Sida aan wararka ku heleyno xil ka qaadista lagu sameeyay Taliyaha ciidanka ilaalada Madaxtooyada ayaa salka ku heysa ciidankii Koofiyada casta ee ilaalada u ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka ee shalay … Continue reading War Deg Deg Ah: Taliyihii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somalia oo xilka laga qaaday